Soomaali waa asalka dadka part-2
Baaritaano lasameeyay sanadihii 1921-1930 laga sameeyay meel qayaastii 90 mile ujirta berbera oo lagu magacaabo isu tugan ayaa waxaa lage helay aalado bini aadam isticmaalo kuwa ugu facawayn
Sidoo kale baaritaan lagu sameeyay meelaha taaga ah ee sare ee duleedka hargaysa ayaa ayagana waxaa laga helay aalado dad isticmaalo kuwii ugu faca weynaa ee lahelo abid
Waa hor dhacyo muujinaya in meeshii ugu horaysay ee nolal kajirtay ay tahay dhulka somalidu dagto
Xaga dhaqanka
Somaalidu waxay leedahay dhaqan soo jireen ah oo laga helayo tusaalooyin muujinaya taariikhda fog ee dadkaan iyo inay yihiin asal
Hadaan wax kataabano ayaa waxaan tusaale usoo qaadan karnaa dhaqamadaan soo socda ee somalidu ilaa hada kudhaqmaan
Waxana yihiin sidaan
(1) Somalidu waxay dhahaan axada lama guuro
(2) Waxay kaloo dhahaan sabtida raga lama gubo
(3) Waxaa meelaha qaar ciyaalku markay dhashaan dab isku talaab ah looga dhigaa naaska korkiisa ayadoo inta irbada dharka lagu tosho dabka lagasho naaska korkiisa isku tilaab looga dhigo
(4) Waxay dhahaan waa arbaco bil udanbays oo lama guuro
Hadaan fiirino meelaha laga keenay afartaan dhaqan waxaan ogaaanaynaa in dadka somalidu yihiin kuwa ugu facawayn taariikhda
(1) Somalidu waxay dhahaan axada lama guuro
Hadaba xagee ka keeneen dhaqankaa?
Waxaan ognahay in dadka haysta diinta masiixiyada maalinta faystada u ah tahay axada ayna tahay maalin aan lashaqayn
Waa mid aan wada ognahay taas lkn maxaa somalida ukeenay?
Somalidu waxay diinta islaamka kahor ahaayeen masiixiyiin waxaana saas ugu soo guurey qayba kamida diintaas lkn ay dhaqan ahaan wali uhaystaan
(2) Sabtida raga lama gubo
Waa dhaqan kajira somalida dhexdeeda ilaa maanta
Hadaba asaguna xagee naga soo salaamay?
Waxay diinteena islaamku nooga qisootay in reer banii israa'iil maalinta faystada u ah ay ahayd sabti,
Oo maxaa naga galay yuhuudna waxaaban nahay dad muslimee?
Somalidu waxay haysteen diintii towraad ee nabi muuse. waxaana sidaas noogu soo guuray xurmadii loo hayn jiray maalintaan sabtida ah ee yuhuuda ciida u ahayd
(3) Dadbaka ciyaalka lagu dhigaa ayaa asaguna somalida kasoo galay dhanka masiixiyada waa calaamadii masiixiyda waxayna barakaysan jireen calaamadaan ayaga oo aaminsanaa inay ilmaha markii lagu dhigo ka xijaabi jirtay balaayada
(4) Waa arbaco bil udanbays oo lama guuro,
Waxaa tanna laga keenay waa maalintii la rogay ree caad
Oo waxay taasna cadayn utahay in somalidu waagii ree caad jireen
Somali waa asalka dadka
Comments
Post a Comment