Posts

Soomaali waa asalka dadka part-2

Baaritaano lasameeyay sanadihii 1921-1930 laga sameeyay meel qayaastii 90 mile ujirta berbera oo lagu magacaabo isu tugan ayaa waxaa lage helay aalado bini aadam isticmaalo kuwa ugu facawayn Sidoo kale baaritaan lagu sameeyay meelaha taaga ah ee sare ee duleedka hargaysa ayaa ayagana waxaa laga helay aalado dad isticmaalo kuwii ugu faca weynaa ee lahelo abid Waa hor dhacyo muujinaya in meeshii ugu horaysay ee nolal kajirtay ay tahay dhulka somalidu dagto Xaga dhaqanka Somaalidu waxay leedahay dhaqan soo jireen ah oo laga helayo tusaalooyin muujinaya taariikhda fog ee dadkaan iyo inay yihiin asal Hadaan wax kataabano ayaa waxaan tusaale usoo qaadan karnaa dhaqamadaan soo socda ee somalidu ilaa hada kudhaqmaan Waxana yihiin sidaan (1) Somalidu waxay dhahaan axada lama guuro (2) Waxay kaloo dhahaan sabtida raga lama gubo (3) Waxaa meelaha qaar ciyaalku markay dhashaan dab isku talaab ah looga dhigaa naaska korkiisa ayadoo inta irbada dharka lagu tosho dabka lagasho naas

Soomaali waa asalka dadka part-1

Hadaad tahay somali waxaad tahay asalka dadka Wanaagsan dhamaan umada somaliyeed waxaan marka hore idinku salaamayaa salaanta islaamka ee asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu Salaan kadib. Waxaan rabaa inaan waxyar kahadlo somalida iyo halka ay kaga jiraan bulshada caalamka ma ayagaa cid kale unasab sheegta mise saas maahee ayagaaba asal ah Waxaan isku dayaynaa inaan macluumaad kusaabsan arimahaas idinla wadaagno annaga oo xaqiiqada waafajinayna. Waa dhab in dadka somalida lamarin habaabiyay qaar badan oo kamid ahna ay ku abtirsadaan qoomiyado ayaga ka fac dhow sida carabta ayagoo aaminsan inay asal ahaan yihiin carab taasoo ay dad kale dhagaha ugu shubeen kana dhaadhiciyeen. Maahan mid fudud inaad ogaato faca dad iyo intay soo jireen lkn hadana waxaa jira siyaabo iyo qaabab loo raadiyo taariikhda umadi leedahay Waxaana kamid ah meelaha sahlan ee laga helo. (1) In raadraac lagu sameeyo afka ay kuhadlaan umadaas. (2) In qoditaan lagu sameeyo deegaanka dadkaas d

Bukhaari Shubqey.

Tartamihii caqliga badnaa. 1972 waddanka Ghana ayaa loo soo diray codsi ah inay keensadaan dabaal yahan uga qayb gala tartanka Olymbikada dabaasha, codsigu wuu soo daahay, kaddib wasiirkii ciyaaraha xilligaas Fifi Badu ayaa safar dag-dag ah wuxuu ku tagay xeebta, wuxuuna soo xushay kalluumaystihii ugu fiicnaa. Wuxuu ahaa Kwamena Ntow oo u kasoo jeeda gobolka Elmina, waxaa lagaaray wakhtigii tartanku bilaaban lahaa, Ntow iyo saaxiibadiisii tartanka wxay sugayaan yeerinta firinbiga. Firinbigii waa la yeeriyay oo hadda tartanku waa bilaabmay, Ntow markiiba wuu quusay isagoo filaya in hirarku qaadi doonaan, wuxuu xoogaa kaddib ogaaday in ay meeshu aysan baddii ahayn oo uusan hirba imaanayn. Wuxuu fariistay gunta hoose ee barkaddii dabaasha, wuu sugay inta tartamayaasha kale soo laabanayaan. barkadaha dabaashu ma aha kuwo muujinaya ama laga arki karo qofka quusaya. Kaddib Ntow wixii sii anba qaaday dabaashii oo dhankii bar dhammaadka tartanka ayuu usoo jihaystay , wuxuu gaaray bar dh

"Caawi masaakiinta mood iyo maalba."

"Sheekadii wiilkii faqiirka indhoolaha ahaa" Waxaa magaalo ku noolaa wiil yar oo indhoole faqiir ah, maalin maalmaha ka mid ah ayuu wadada dhinaceeda fariistay wuxuu boor ku qortay "indhoole faqiir ah ayaan ahay i caawiya" koofiyaddiisa ayuu kor u taagayay si dadku wax ugu ridaan, dhowr qof ayaa wax ka helay maalintii oo dhan. xilli maalintii sii dhamaanayso ay gabbal dhac tahay ayaa nin soo maray wuxuu akhriyay boorka wiilka yar, wuu kusoo leexday xoogaa lacag ah ayuu ugu riday koofiyaddii, intaas ugama tagin wuxuu baddalay boorkii magicii ugu qornaa; waxyar kaddib wiilkii yaraa lacag fara badan ayaa soo galay, wuu yaabay! maalintii xigtay ayuu ninkii soo maray meesha wuu waydiiyay maxaad boorka ku qortay? Wuxuu ku jawaabay waxaan ku qoray "maanta waa maalin aad u quruxbadan nasiib uma yeelan inaan arko." Isagoo hadalka sii wata ayuu ninkii yir; qoraalkii hore dadka waxay ogaanayeen inaad indho la'dahay kan danbe se wuxuu xasuusinayaa inaysan iyagu in